Qeexid

"Quwadda dal u qaabbilsan in ay ka difaacdo cadowga dibadda."

Qeexid Xigta

ld gaashaandhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaashaandhig oo kali ah:
  • Sida uu ku waramay Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Uganda Dr.
  • Waa ariin dad badan xusuusinkarta, Waraysi BBCdu ay la yeelatay General M.A.Samater, Wasiirkii Gaashaandhiga ee waqtigaas; October 12, 2003.