Qeexid

"(-nno/-ammo, m.dh) Qalab bir ama harag adag ah, oo looga gabbado riddada warmaha, fallaaraha iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaashaan oo kali ah:
  • Waxa kale oo cajaladaa ka muuqday rag la barayo khariidadda magaalada Washinbton iyo halka ay ku taal Xarunta wasaaradda gaashaan-dhigga Maraykanku.
  • Sheekh Xasan Daahir ayaa haatan ku sugan dalka Jabuuti, wuxuuna gaashaanka ku dhuftay heshiiskii ay DF iyo mucaaradku ku gaareen dalka Jabuuti, bilihii June iyo August ee sanadkaan.