Qeexid

"Ka g.: wax soo socda waxyeeladooda ka tabaabushaysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaashaamo oo kali ah:
  • Muj: Maxamed Kaahin Axmed oo ahaa taliyihii aagga bari ee ay ciidamada SNM ee hawlgalkaa fuliyey ka dhaqaaqeen, oo ay xaruntiisu ahayd gaashaamo ayaanu wax ka waydiinay hawl-galkaa.
  • Warar aan la xaqiijina, waxay tibaaxeen in xadhiga Maayarku ka abuurmay magaalada Gaashaamo xiisad, laakiin ma jiraan warar Madaxbanaan oo xaqiijinaya, sida guud ahaanba arrimahaasi u jiraan.