Qeexid

"Wax hubkii uu isku difaaci lahaa u dhanyahay ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax dahaar adag oo aan hub fudud kari karin leh ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaashaaman oo kali ah:
  • Markabka ayaa waxaa saaran Gawaarida gaashaaman, sida Dabaabado, Gawaarida Ciidamada xambaara iyo agabyo kale oo lagu sheegay in ay ka mid yihiin Raashin.
  • Ann Tylor, ayaa sheegtay in arrinta khusaysa Guddigeeda ay tahay, awoodda Sirdoonka ee lagaga gaashaamanayo, falalka argagaxisada ee la soo maleegayo mustaqbalka.