Qeexid

"Dareere loo isticmaalo ifsashada aqallada iyo cunto karinta."

Qeexid Xigta

(-sas, m.l) Ciidamo badan oo hal meel laga xukumo; qayb.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaas oo kali ah:
  • Sidaas oo ay tahay, kama madhniye intaa waan la hadlayaa dadkii oo waxaan leeyahay weftigaasi yaanu fara-madhnaan idinkala soo noqonin, markhaati baanay leedahay.
  • War-saxaafadeedka uu soo saaray agaasimaha guud ee daakhiligu isaga oo dhamaystiran waxa uu u qornaa sidan: 1- Waxa jirta hayad dalka u qaabilsan diyaarinta iyo dejinta xeerarka iyo shuruucda.