Qeexid

"eeg gaarsii. ld gaarsiis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaarsiin oo kali ah:
  • Saraakiil ka socotay Hey'adaha sama falka oo booqday gobolkaas ayaa horay u balan qaday in ay kaalmooyin la soo gaarsiin doono Deegaanada ay ka jiraan xaladaha nolol xumo.
  • Qaramada Midobay ayaa sheegtay in hoos u dhac ay u keeneyso afduubka sarkaalkan sare howlihii gargaar ee la gaarsiin lahaa dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Soomaaliya kuwaasi oo lagu qiyaasay hal Milyan qof.