Qeexid Kale

ld gaarniin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaarid oo kali ah:
  • Go'aan gaaridda siyaasadu waxay u baahan tahay, inay jiraan xeerar la isku og yahay iyo waxyaabo la caadeystey.
  • Xuquuquhu waxay kaloo sugayaan, inay dadka shacabka ihi ka qaybqaadan karaan gaaridda go'aamada bulshada arrimeheeda laga gaarayo.