Qeexid

Yaxaas lab oo dilaa ah.

Qeexid Xigta

Ugaarta nooceeda waaweyn; ishin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaanni oo kali ah:
  • Xawligii uu Marxuum Ismaaciil gaadhigiisa ku dhexmariyey magaalada iyo kadib rasaastii uu ka ridey tiyaatarka agagaarkiisa halkaa oo waqtigaas uu Gaanni u fadhiyey in Cabdillaahi la keeno.
  • Gaanni oo ahaa taliyaha qaybta lix labaatanaad waxaa oggolaansho loo siiyey inuu wuxuu doono ka sameeyo gobolada waqooyi.