Qeexid

"Aad u xoogaysi (nafley)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaamur oo kali ah:
  • Waxaana soo baxa shidaalka gasoline (petrol), kerosene, Naafto, Gaaska faysnuska lagu shido, gaamur ilaa laga gaadho asphalt iyo kimikooyink kale oo laga sameeyo bacaha iyo sheyo kale.
  • Arrintaasi waxay si weyn uga muuqataa dalalka qarannimadooda dawladeed dhowaan hantay ee aan weli gaamurin oo xididaysan.