Qeexid

"Haweeney aan muslin ahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaalad oo kali ah:
  • Weriyaha Haatuf ee magaalada Burco Liibaan Maaweel oo hadda ku sugan magaalada Laascaanod ayaa habeenkii Isniintu soo gelaysey (Habeen hore) xogwarran kala yeeshay weftiga waxyaabaha u qabsoomay ilaa iyo hadda iyo waxa ay filayaan inay qabtaan.
  • Ciidamo dagey Isbitaaka Digfeer Ciidamo Ethiopian ah oo wata gaadiid aad u fara badan oo Tekniko ah ayaa maanta duhurnimadii waxa ay dageen Isbitaal Digfeer ee Magaalada Muqdisho.