Qeexid

"eeg gaajoo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaajood oo kali ah:
  • Mar dhexda la marayo ayaan gaajooday markii aan waxkale oo aan cuno aan waayay ayaan sanamkii kolba dhinac goostay, illayn timir buu ka samaysan yahaye.
  • Qofka muslimka ah ee akhlaaqda fiicani waxa uu u gaajoodaa inuu dadka kale dhergiyo, waxa uu u haraadaa inuu dadka kale waraabiyo, mararka qaarna waxaabu u dhintaa inuu badbaadiyo dadka kale.