Qeexid

"Gaajo dareemid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaajoo oo kali ah:
  • Hay'adda WFP ayaa dhawaan ka dalbatay beesha calaamka lacag gaaraysa 200-Milyan oo Dollar si ay ugu quudiso in ka badan 3.5-Milyan qof oo ku gaajoonaya gudaha dalka Somalia.
  • ” U kaadi bal sow meesha xaflad ma aysan ahayn, maxaa keenay in dadkii ka soo qayb galay ay gaajoodaan, miyaanan meesha waxba laga cunin?”