Qeexid

"Dareen jirku dareemo marka cuntadu ka raagto. ld qaajo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaajo oo kali ah:
  • Mas'uulyiiintaan ka tirsan UN-ku waxay shaaciyeen inay jiraan dad macluul ba'an ay ku haysto qaybo ka tirsan Somalia, kuwaasoo cuno iyo biyo ku filan aan haysan, dadkuna ay bilaabeen inay u dhintaan gaajo iyo macluul.
  • Ilma geedo-diirte, waxay isku raaceen oo yidhaahdeen; 'waaryaadhaheen, kol haddii dunidii ka soo horjeedsatay dhirtii aynu shidi jirnay iyo geedihii aynu layn jirnay, gaajo ayaa ina laynaysa, markaa waxa loo baahan yahay in jiho kale oo aynu ku noolaano.'