Qeexid

Wax gaajo hayso ahaansho. ld qaajaysan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaajaysan oo kali ah:
  • Anoo karhayay oohintii ilmaha gaajaysan, waagii markuu beryey waxaan kula taliyey inay isii sugto oo aan cid doono illaa ma lugayn kartee.
  • Waxa kale oo iska habar wacdaan bahda kale waxay u cidhiidhiyaan aqoonta, sidaase waxba ku hagaagi maayan arrin waa talo-wadaag iyo maamulkoo laga wada muuqdo, haddii kalana ma kala ilka qabooba oo intuu maanku gaajaysan yahayna guuli waa wale.