Qeexid

ld gaafmeerid.

Qeexid Xigta

Cidlada oo lagu ambado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaafwareeg oo kali ah:
  • Booliiska Magaalada Addis Ababa ayaa la sheegay inay gaafwareegayaan xaafadaha Magaaladaas, iyagoo baadi-goobaya dhalinyaro Soomaaliyeed.
  • Maraakiib dagaal oo ay leeyihiin wadamo kala duwan ayaa hadda gaafwareegaya biyaha Soomaliya, kuwaas oo la sheegay inay ka jawaabayaan qaraarkii golaha ammaanku ku ansixiyeen in xoog loo isticmaali karo burcad badeedka.