Qeexid

"Kedinta si lama filaan ah wax loogu kediyo. ld gaadid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaadmo oo kali ah:
  • Ciidamadda Ethiopia oo ka yimid waqooyi xerada Maslax halkaasi oo fariisin u ah, ayaa kooxaha ka soo horjeeda dowlada ku qaadeen weerar gaadmo ah, kaas oo markii dambe isu badaley mid culus oo la isu adeegsadey madaafiicda.
  • Gaariga ayaa waxaa meesha ka jiiday sida la sheegay gawaari kale oo ka timid Warshadda Baastada, iyadoo weerarkaan uu ahaa mid gaadmo ah.