Qeexid

"Col yar oo hubaysan oo isu raaca in ay wax dilaan; dooxato."

Qeexid Xigta

Xanuun sambabada wareema.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaade oo kali ah:
  • Intaasu waxey aheyd, Hordhicii taarikhda Saldanadii Ogaadeen ee Absame maamushay, iyo Jilibyo Kale oo daarood, oo xiligaas ka dhawaa Deggaanka saldanadu Ku sugantahay.
  • Reer Waqooyi, waxay colaad gudoonsadeen markay ogaadeen in Koonfuri wanaag u hayn, abaalkoodiina loogu badelay dhac, kufsi, faraxumayn, adoonsi, dil iyo laayaan.