Qeexid
Nafley badda ku jirta oo xiddigtadhul u eg.
Nafley badda ku jirta oo xiddigtadhul u eg.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Xabad.
Qeexid Xigta: (-ooyin, m.l) Ulo af dhuuban lehoo shacdurka lagu ciyaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (c.nafl.) Bahal yar oo wax xagta oo leh duf adag iyo qodxo dhaadheer oo mardimo leh, caddaan iyo madow ah; caanaqub; kashiito; dhiddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -atay, -adatay
Qeexid: Wax gaadmo ku dilid ama ku qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -atay, -adatay
Qeexid: Wax si gaar ah u qiimeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Asluub; dhaqan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Murug; qas.
Qeexid Xigta: Xirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qarqarsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore iskaga xirid si aanu u kicin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Haan duug ah.
Qeexid Xigta: Weel yar oo daawada xoolaha lagu dhayo lagu shubo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Nafley si lama filaan ah ugu kedin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jeceshahay, isla markaasna looga dhigto kabdhoodka (goonnibaarka) ciyaarta shacdurka.
Qeexid Xigta: Ul gaaban oo xooggan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gaado2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore isku xirid si aanu u kicin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Haweeney, rag iyo naago isu geysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld deddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Col yar oo hubaysan oo isu raaca in ay wax dilaan; dooxato.
Qeexid Xigta: Xanuun sambabada wareema.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gaadaamin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gaadaami. ld gaadaamis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gaadaan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]