Qeexid

"ld gaabsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaabsad oo kali ah:
  • “Maamul xumo awgiis ayaan go’aan ka qaatey inaannan ka gaabsado xiriirka Madaxtooyada Puntland” ayuu yiri Axmed Mohamud Yassin oo loo yaqaan (Burhaan Daboole).
  • Sheekh C/raxmaan wuxuu sheegay in falkaas uu ahaa mid ay iyagu wax ka ogaayeen, ayna weli wadaan baaritaanadii ay ku hayeen labadan mas'uul, isagoo ka gaabsaday inuu sheego waxa ay ka baarayaan; maadaama gobolka ka shaqeynayeen mudo dheer.