Qeexid

"G. ah: socod yaraan."

Qeexid Xigta

ld gaabin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaabis oo kali ah:
  • Mustaqbalkoodii mar haddii ay ka gaabisay Wasaaradda Waxbarashadu, waxaananu nahay dad heegan u ah in ay dhisaan dalkooda kana hortagaan wixii hagardaamaynaya.
  • Warbixnta Madaxweynaha ayaa waxaan lagaga hadlin siyaasada xukuumadiisa oo ku wajahan dhaqaalaha, Cafimaadka, Waxbarashada iyo Hurumarinta Arrimaha Bulshada kuwaas oo xukumadiisau ka gaabisay intii ay xilka haysay.