Qeexid
U habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.
U habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Meel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gaabbaguul2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gaabbee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Galabnimada inteeda dambe ee gabbaldhaca ka horreysa. ld gabbalgaabad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Aayar socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gabbalgaab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii.
Qeexid Xigta: ld guulid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Dagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld gabbalgaabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ku g.: ilaa waqtiga go qorraxdu dhicidda ku dhowaato meel ku sugnaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: (f.g) Cid haddadid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Xoolo aroor ama wabax ah meel ceelka u dhow habeen u hoyasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Xoolo iwm dhaan isugu keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gabbalgaabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -xay, -xday, -bixi
Qeexid: /mg1 Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kabbixidda nafley ka samatabbaxdo dhibaato jiilaal.
Qeexid Xigta: ld gaasabbixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Meel horey iyo gadaal ugu noqnoqosho. ld galoobbax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gaafabbixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Reer u gaar ah yeelasho (wiil).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Socod badan oo meel horay iyo gadaal loogu socdo. ld galoobbax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Aayar u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]