Qeexid

"Wax aan joog dheer lahayn ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaaban oo kali ah:
  • Haddii aan u gudo daadago ujeedada sheekadan gaaban maxay kaga duwantahay 26-ka June markayn u ciyaarayno, ninkii hashii dirqiga lagu siiyey laga qaaday, haddana waliba u ciyaarayey.
  • Aniga aqoontayda gaaban waxaa kordhiyay Guurtida s.land oo ka wakiil ah shacabka.