Qeexid

"(-ooyin, m.l) Weel bir ah, adag, qaab dhululubo leh oo laba boqol oo litir qaada; barmiil. ld foosto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fuusto oo kali ah:
  • Dadkaan ayaa ku sumoobay biyo ay iibsadeen kuwaasoo ku jiray fuusto, dabadedna ay sababtay inay ku sumoobaan, waxaana dadkaan laga kala keenay sida uu sheegay Dr.
  • Ciidamada ayaa baaritaano ay ku sameynayaan gawaarida Kismaayo ka baxeysa ee soo aadeysa Muqdisho ka helay gaari lagu soo cabeeyay fuustooyin saarnaa rasaas iyo hub kale oo aad u fara badan kuwaaso la sheegay in Muqdisho loo soo waday.