Qeexid

"Wax, wax kale dusha ka saaran ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fuushan oo kali ah:
  • Inta uu ka degay kii uu fuushanaa ayuu haddana tiriyay.
  • Sawir ayaa ku dhacay iyadoo diinkii fuushan.