Qeexid

"Geed gaab aad u baxay oo dhulka qariyey."

Qeexid Kale

F. ah: caano dhanaanay oo intii faarka ahayd kor soo martay.

Qeexid Xigta

Wax dhulka ka soo fooca.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fuur oo kali ah:
  • S: Oo waxaan ku waydiiyey dawladdii madaxyuubkeeda la weeraray maxay yeeshay, miyey iska qayilaad tagtay, maxay gobolkan yar ee lagaga soo duulay gafuurka ugu hdufan wayday?
  • Jawaan Habaryuu Buushe ayaa dhawaan u soo xagaa-baxay xagan Qaarada Carra-edeg, waxaanay isagiyo afadiisa Loora yar soo khaawiseen shan daabiyadood oo ku kala yaal gadhka iyo gafuurka Afrika.