Qeexid

(daaw.) Biyaha oo ka yaraada soohyada jirka, waxayna ka iman kartaa: qaadasho la'aan biyo jirka ku filan. Biyo badan oo ka baxa jirka (dhidid, matag, shuban). Astaamo: harraad badan, itaal darro iyo lallabo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fuuqbax oo kali ah:
  • .qabooji biyaha. 5.kadib waxaas siisaa cunuga fuuqbaxaayo sadex qaando una dhexeysii mudo ilaa toban daqiiqo ah. dadka waaweyn waxaad siin kartaa ilaa shan qaato markiiba.
  • Ujeedada daawayntu waa ka hor-tegida fuuqbaxa iyadoo la bedelayo dhecaankii ama dareerihii ku lumay shubanka.