Qeexid

"Nafley meel aanay kori karin saarid."

Qeexid Xigta

Maxas gaadid ku qaadid. ld fuulsii, fuushii.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fuuli oo kali ah:
  • Waxa laga soo fuuli karaa dhinaca koonfureed oo ay inteeda badan dhulka u dhawdahay ama meelaha qaar la simantahay balse dhinaca woqooyi waxa adag inaad si fiican u aragto dhulka hoose oo daruuro iyo ceeryaamo kaa qarinayaan.
  • Faysal Cali Waraabe waa nin tan iyo intii uu doorashada galay ku mashquulay sidii uu kursi u fuuli lahaa.