Qeexid

"Wax kor u tafid."

Qeexid Kale

Haweeney kufsasho.

Qeexid Xigta

Wax dushiisa ku boodid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fuul oo kali ah:
  • Haragga iyo saamaha oo qani uu ku yahay dhulkeenu, una baahan hanti yar oo lagu farsameeyo, waa hubaal in ay inagaga baxdo malaayiin doollar oo saamayn weyn ku leh culeyska dhaqaale ee dusha ka fuulay danyarta reer Somaliland.
  • Heshiiskan aya waxaa ka hadlay qaybaha kala duwan ee Bulshada sida: Xildhibanada, Aqoonyahannada, Ganacsatada, xubno kale, intooda badanna waxay muujiyeen in khilaafkii Somalia uu dhamaaad qarka u fuulay.