Qeexid
Afka malawadku ku dhammaado oo saxaradu ka baxdo.
Qeexid Xigta
Halka dhulka la dhigto marka dadku fariisanayo; sal.
Afka malawadku ku dhammaado oo saxaradu ka baxdo.
Halka dhulka la dhigto marka dadku fariisanayo; sal.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (-xyo, m.dh) Xilliga doonyuhu bilaabaan gooshidda oo ku beegan bisha oktoobar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.kh
Qeexid: Ukun waqtigii la isticmaali lahaa dhaaftay oo aan waxtar lahayn. ld fuundo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Weel bir ah, adag, qaab dhululubo leh oo laba boqol oo litir qaada; barmiil. ld foosto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]