Qeexid

"ld fisqi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fusuq oo kali ah:
  • Dhibaatada lagu qabo guryahaan waa iyagoo ku yaal meelo aad u nabad galyo xun ayna ku badan yihiin daroogada, fusuqa, iyo dilku, sidoo kale waxaa xaafadahaan aad uga fog shaqooyinka iyo iskuullada wanaagsan.
  • Waxaannu doonaynaa in aannu ururrada haweenka shir u qabano oo kala hadalno arrimahan si hablaheenu guur xallaal ah u helaan oo fusuqa loo tirtiro, dhibaatada waddanka ka taagan ee fusuqa ahna u yaraato.