Qeexid

"Xoolo wabax ah ceel ka kaxaysasho."

Qeexid Xigta

Wax dani ku jirto qabsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fusho oo kali ah:
  • Hase yeeshee, waxa laga yaabaa inay doorashada Golaha deegaanku si fiican ay u fusho haddii goobaha codbixinta la keeno sanaadiiq dhawr ah oo leh midabo kala duwan.
  • Khaliif Ciise Mudan, ayaa lagu sheegaa nin hawlkar ah oo go’aan adag oo jecel in hawshu ay u fusho sida uu isagu markaas talada u arko in xal lagu gaari karo.