Qeexid

"eeg fusho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fushad oo kali ah:
  • Muddo badan ayaan daba socday oo aan arrintaa kala hadlayay, laakiin wuu iga dhego-adaygay markuu dantiisii fushaday.
  • Sida muuqata warqad cad oo wixii ay rabaan ay shisheeyuhu ku qoran karaan si ay danahooda u fushadaan ayey hore u bixiyeen oo maba jirin cid u baahan in ay waxa ay waddanka ka sameyneyso soo ogeysiiso.