Qeexid

"Rooti."

Qeexid Xigta

Tinnaarka rootiga lagu dubo. ld furin1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga furun oo kali ah:
  • Ka dibna uu aaday waxbarashiida Akaadeemiyada Almatta iyo Furunze ee Midowga Soofiyeetiga.
  • Haddii aad qaadato kiilo hilib ah oo aadan gelin furunjeerka iyo xataa jikada, laakiin aad uga tagto saxanka oo yaal xooshka guriga ka horreeya, dabadeedna aad deriskaaga kula ilaaqtanto in bisadihiisu hilibkii cuneen, waxaad noqonaysaa nin waalan!