Qeexid

"Xaalaad ku habboon in wax la qabsado."

Qeexid Xigta

Waqti wax la qabto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fursad oo kali ah:
  • Hayeeshee, dumarka la kufsadaa ma heli karaan fursaddaas oo kale.
  • Mudane Madaxweyne miyaad ilowday sirtii guusha aad ku hashay ee ahayd in aad samayn doonto isbedel balaadhan Mudane madaxweyne dad badan baa aaminsan in aad lumisay fursad qaaliya oo aad isbedel ku samayn lahayd.