Qeexid

"Kitaabkii Eebbe u soo dhiibey Nebi Maxamed."

Qeexid Xigta

Diinta Islaamka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga furqaan oo kali ah:
  • Rasuusha Alle soo diray ee ku xusan kitaabka Quraanka Al-Furqaan ee diinta Islaamka waa shan Rasuul "kitaabka Quraanka Al-Furqaan ee diinta Islaamka waa shan Rasuul " oo kutub leh iyo sadex Rasuul oonaan aqoon u lahayn kutubta lagu soo dejiyay.
  • Isbitaalkii Furqaan iyo masjidka Buulo shiidle inkastoo laamiga dhankiisa Yaaqshiid ay wiilashu xabadu ku heshay.