Qeexid

"Meel geeddi ku nasto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga furmo oo kali ah:
  • Fadhigaan oo dib u furmo doona maalinta Isniinta ayaa go'aankan isaga oo qoraal ah u gudbin doona xafiska Madaxweynaha DGPL.
  • Dhinaca kale imaanshaha ciidamdan ayaa la xiriirta shirka la qorshenayo in Muqdisho ka furmo iyada oo habeenkii xaley madaafiic lala beegsadey goobo badan oo ay ka mid tahay Madaxtooyada iyo goobta la qorshenayo in shirkaan ka furmo.