Qeexid

"eeg furan1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga furmid oo kali ah:
  • Aadan Madoobe ayaa sheegay in baarlamaanka ay horyaalaan ajandayaal kala duwan, balse laga sheegi doono fadhiga ugu horeeya ee baarlamanku yeelanayo, wuxuuna xusay in Qaraxii Shaamow uu dib u dhigay furmida kalfadhiyada baarlamaanka.
  • Ergada UN-ka ayaa u sheegay warfidiyeenka ku sugan dalka Jabuuti in dhinacyada lagu wado inay kulmaan ay inta badan kasoo dabceen mowqifyadoodii hore kuwaasoo lagu macneeyay inay hakiyeen furmidda shirka Jabuut oo Sabtidii furmi lahaa.