Qeexid

"(f.g) Wax xubnihii uu ka koobnaa u kala baxsasho."

Qeexid Kale

(f.mg) Wax xubnihii uu isugu jirey u kala bixid.

Qeexid Xigta

(f.mg) Tolmo duntii isu haysay ka furasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga furfuro oo kali ah:
  • Mashruucaasi mid ceebtiisu meel walba gaadhay weeyaan, shakhsiyaad waddankeena ah ayey gashay Ilaahay baa soo qaban doona waanu haynaa xogtoodii, haddii arrintaa la furfuro safaarad iyo waxan Somaliland gudaheeda ah wax laga lug baxayo maaha.
  • Iyo Tababar ku saabsan sida loo furfuro miinooyinka iyagoo aan qofka ku qarxin.