Qeexid

"eeg furdaami. ld furdaamis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga furdaamin oo kali ah:
  • Dibeddana wuu ka diiwaan-gashan yahay oo waa dhif iyo naadir maxfal laysugu yimaaddo oo lagaga hadlayo mushkiladda Soomaaliya sidii loo furdaamin lahaa aan laga marti qaadini.
  • Waa markii ugu horaysay ee bulshada caalamku Somaliland siiso fursad ay fagaaro caalami ah kaga hadasho horumarkeeda xagga siyaasadda iyo nabadgelyada, fikirna ka dhiibato arrimaha soomaliya sidii loo furdaamin lahaa.