Qeexid

"Cid sixir ka daaweyn."

Qeexid Xigta

Arrin iwm xal u raadin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga furdaami oo kali ah:
  • Muddadii dheerayd ee uu laan-qayrta cas ka tirsanaana aad ayuu u ula socdey mushkilada Soomaaliya – waana uu fahamsanaa sida xilkiisa cusub ee Wasiirka 1-aad uu uga faa’iideyn karo sidii loo furdaamin lahaa dhibka Soomaaliya.
  • Ha yeeshee xaaladda adag ee ku soo baxday si loo furdaamiyo waa garan waayey oo wuxuu is yiri bal dadkii u war gee.