Qeexid

"eeg furo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga furasho oo kali ah:
  • Markab iyo shaqaalihii saarnaa Mudana lagu haystay Xeebaha Soomaaliya oo Madax furasho lagu sii daayay.
  • Burcadbadeedda Soomaalida ah ee sii daayay Markabka iyo Doonida ayaan sheegin lacagta Madaxfurasho ahaan loo siiyay, halka shirkadaha iska leh maraakiibta ay iyaguna ka gaabsadeen inay ka hadlaan madaxfurasada ay bixiyeen.