Qeexid

"(-rmay, -rantay; -rmi) Wax la furay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga furan oo kali ah:
  • "waxaan ku baaqeynaa wada hadal kasta oo looga gudbi kari dhibaatooyinka, cidii siyaasad iyo wax qeybsi dooneysa, albaabadeena way u furan yihiin"ayuu yiri Gudoomiye Maxamed Dheere.
  • Siciid Yuusuf Nuur oo ka mid ah Aasasayaasha Ururka Dadka ayaa waxa sheegay asbaabta loo unkay inuu yahay sidii wax badan loogu qaban lahaa shacabka reer Puntland, qof kasta oo muwaadin Soomaaliyeed ahna u furan yahay ka qayb qaadashadiisa.