Qeexid
eeg faqiir.
eeg faqiir.
magac / noun
Dheddig / feminine
wadar / plural
m.l
Qeexid: Dhicis xoolaad oo isagoo bakhti ah dhashay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Labada daan oo afka midkood.
Qeexid Xigta: Wax, wax kale oo adag ka soo go'ay.
Qeexid Kale: ld fuqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Wax, wax uu ka mid ahaa ka soo go'id.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]