Qeexid

"Labada daan oo afka midkood."

Qeexid Kale

ld fuqid.

Qeexid Xigta

Wax, wax kale oo adag ka soo go'ay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fuq oo kali ah:
  • Fuqahada kuwa u arka inay waajib tahay in khudbada Jimcada lagu jeediyo Carabiguna waxay daliishadeen in nebi Muxamed (SCW) uusan weligi jeedin khudbo aan Af Carabi ahayn iyo inuu dhanbaallada uu boqorrada u diro Carabi ku qori jirey?
  • Intaasoo waji ayaa fuqahadu kala mareen sida sawaabkaana Alle ayaa og.