Qeexid

Feeragashi aan gacmo lahayn oo shaati laga hoos qaato; garan.

Qeexid Kale

Hu' culus oo kor laga qaato oo badi ahaan ka samaysan dhogor oo dhaxanta laga gashado.

Qeexid Xigta

Hu' jilicsan oo sida shaatiga u tolan oo kulaylaha la qaato.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga funaanad oo kali ah:
  • Arsenal, Wenger, ayaa Pascal ku tilmaamay waayo-arag awood u leh ciyaaraha qaadanaya funaanada 18-ka oo uu hore u xidhan jiray Giles Grimandi oo isna Faransiis ah, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay kooxda Arsenal.
  • Cygan oo qaadanaya funaanada 18-ka oo uu hore u xidhan jiray Giles Grimandi oo isna Faransiis ah, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay kooxda Arsenal.