Qeexid

"(-yayaal m.l/dh) Qof hawl ama arrin hirgeliya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fuliye oo kali ah:
  • Inkasta oo ay dawladda Maraykanku sheegtay in ciidamadeeda sirtu ay fuliyeen hawlgalkan, haddana weli mas’uuliyiinta Maraykanku may caddayn halka ay kasoo kacday diyaaradda aan duuliyaha lahayn ee hawlgalka Yemen fulisay.
  • Dilka ganacsadahan oo ay fuliyeen labo ruux oo Bastoolado wadatay ayaa marxuumka ku dilay meel lagu shaaho oo uu fadhiyay.