Qeexid

"eeg fuli."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fulin oo kali ah:
  • Firimbi waxa uu sheegay in bandowga saaran Muqdisho ay si wadajir ah u soo rogeen go'aankiisa guddiga nabadgelyada Qaranka, hase yeeshee fulintiisa waxa uu hoosta ka hariiqay in maamulka G/banaadir uu si gaar ah ugu xilsaaran yahay.
  • Safiirka France ee UN-ka Jean-Maurice Ripert ayaa ka sheegay xarunta UN-ka in qorshaha diyaarinta ciidamo nabad ilaain ah oo loo diro Somalia la fulinayo, balse loo baahan inay in indhaha lagu hayo Somalia.