Qeexid

"Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka wadid."

Qeexid Xigta

Hawl ama arrin hirgelin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fuli oo kali ah:
  • . Saraakiisha Booliska iyo kuwa shaqaalaha dawladda waa in ay fuliyaan codsiyada Gudoomiyaha goobta si loo hubiyo in si dhib yar codka loo bixiyo oo aanay dhicin in lagu ururo miiska hawl-wadeenada ama goobta agteeda.
  • Waxaana uu Taliyuhu sheegey in sababta keentay howlgalkaan ay tahay kadib markii ay dheceen falal amniga lid ku ah kuwasi oo lagu fuliyay babur murayado madow waa sida uu hadalka u dhigaye.