Qeexid

"ld fuley."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fule oo kali ah:
  • Lumumba isagoo safiirka iyo dawladdiisa uga mahadinaya sama wanaagooda ayuu misna la socdsiiyey: “Iyadoo shicbigaygu duhur cad isoo doorteen, iga ma suuroobi karto inaan sidii tuug fuley ah saq dhexe dhuumasho habeen kaga baxo dalkaygii.”
  • Bayaan ay soo saartay ONLF ayaa lagu sheegay in qaraxaas uu ahaa mid fuleynimo ayna geysteen kooxo cadow ku ah in Somalia ay nabad noqoto, sidoo kalena kasoo horjeeda hanaanka dowladnimo iyo horumarka laga gaaray dib u heshiisiinta.