Qeexid

"Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka tegid."

Qeexid Xigta

Hawl ama arrin hirgelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ful oo kali ah:
  • Haddaba su’aasha keliya ee hortaallay waxay aheyd, sidii loo fulin ahaa mabda’aan cusub – gaar ahaan hunuunita iyo baraarujinta dadweynaha?
  • Ciidamo gurmad ah oo ka tirsan Booliska ayaa durbadiiba goobta shilka uu ka dhacay soo gaaray, iyadoo ay halkaasi isu socodkii iyo gaadiidkii hakiyeen balse dib u furay, waxayna halkaasi ka fuliyeen howlgal baaritaano ah.